Nin lasoo shaqeeyay xisbigii Naaziga oo laga tarxiilay Mareykanka (Daawo Sawirro)

Dowlada Mareykanka ayaa dalka Jarmalka u masaafurisay qofki ugu danbeeyay oo ka tirsanaa xisbigii Naziga Jarmalka, kaasoo sannado badan ku noolaa magaalada New York ee dalka Mareykanka. Kaddib dagaal dhinaca sharciga ah, caddaadis diblamaasiyadeed iyo mid siyaasadeed oo la saaray dowladda Mareykanka ayay Washington dhiibtay Jakiw Palij oo tan iyo 1949 ku noolaa degmada Queens … Continue reading Nin lasoo shaqeeyay xisbigii Naaziga oo laga tarxiilay Mareykanka (Daawo Sawirro)